Текст песни
Sidiq qudun qu Toqa xayare. Qaadan ku arkaan isqoor sadey. Sidiq qudun qu toqa xayare. Qaadan ku arkaan isqoor sadey. Na wada Xayee Nuuc Laylay, laylay, Laylay, La nuuc walay Qudheera Hayee. Ninki hadlayaa bahayska hadlee. Habeenki badbaa ino haray. Ninki hadlayaa bahayska Hadlee. Habeenki badbaa ino haray. Waynaka Laylay, laylay, laylay, la la la la la nuuc Laylay, la la La Nuuc Aw Walay qudheera hayee. Sidaan hudhud ahay habeen Keliyaan. Hulaanciyo hawud baa soo maray. Sidaan hudhud ahay habeen Keliyaan. Hulaanciyo hawud baa soo maray. Waynaka Laylay, laylay, laylay, la la la la la Nuuc walay qudheera hayee. Laylay, laylay, laylay, la la la La la nuuc aw walay qudheera Hayee.
Nox — Feeling Free
«Feeling Free» — Nox. Читайте текст песни и подпевайте с караоке-подсветкой: строки текста подсвечиваются в такт музыке. Слушайте онлайн бесплатно или скачайте mp3. Длительность записи — 5:08. Жанр — Фолк.
